Assalaam caykum |
||||||||||||||||||
|
Magacayga waxaa
layiraah Abdullahi Said Guleid. Degan Gothenburg, Sweden. Waxaan jira saddex sano.
Waxaan dhigtaa iskoolka xanaanada iyo ciyaarta caruurta yaryar. Waxaan
jecelahay, nacnaca iyo cholaatada maalinkasta Aabe waa isoo gadaa. Qur'aanka waxaan dhigtaa
:Alif waxmaleh: Markaan waeynaado waxaan noqonayaa porfsor dhakhaalaha, haddii
Ebbe idmo. Haddii aad ii soo dirto waraakh ama E mail si degdeg ah ayaan kaaga soo
jawaabin
|