| |
waxaan deganahay Gothenburg Sweden. Shan curuur ah
ayaan aabbe u hay. waxaa ii dhaamaaday 5/1999 waxbrasho saddex sannadood ah oo iskugujirta computer iyo dhaqaale "Computer
and businesseconomics". Hadii aad u baahantahay in laagaa caawiyo
waxkasta oo- design- ah, sida
Samaynta home page,
Madbacadaynta boogaagta iyo joornaalada
- Documentska xaafisyada, kaararka casuumadda iyo
kuwa adressyada
Talabixin ganacsi sida abuurisshirkadcusub
Xisaabxirka dhaqaalaha sannadka ee loogudbinayo
dowladda,
Qaabka loogu isticmaalo computerka dhakhaalaha
iyo guud ahaan barashada computerka.
Lasoo
xiriir Said Guleid.
|
|